Join Us in Rebuilding Bridges, Reconnecting Communities

Bridges are more than just structures — they are lifelines that connect people to schools, hospitals, markets, and opportunities. In the Gedo region, many communities remain isolated due to damaged or missing bridges, especially during rainy seasons.

We invite you to be a part of the solution. Your support will help us restore these vital connections, improve livelihoods, and open doors to a brighter future for thousands of families.

Every contribution counts — no matter how big or small. Together, we can rebuild hope, one bridge at a time.

Buundooyinku ma aha oo kaliya waddooyin — waa xidhiidho nololeed oo dadka isku xira, iskuna keenaya dugsiyada, isbitaalada, suuqyada, iyo fursadaha nolosha. Gobolka Gedo, bulshooyin badan ayaa go’doon ku jira sababo la xiriira burburka ama maqnaanshaha buundooyinka, gaar ahaan xilliyada roobka.

Waxaan kugu martiqaadeynaa inaad ka mid noqoto xalkeenna. Taageeradaadu waxay naga caawin doontaa in aan dib u dhisno xidhiidhada muhiimka ah, nolosha kor loogu qaado, loona furo albaabo cusub kumanaan qoys.

Deeq kasta, weyn ama yar, waa muhiim. Wadajir, waxaan dib u dhisi karnaa rajada, buundo.